Ku soo dhowow warbixin iyo falanqayn dhaliil ah oo ku saabsan heshiiskii Tidö

Maanta waxa xukuma Iswiidhan xisbiyada dawladda - Modaraadka, Kiristdemokraadka iyo Liberaalka oo wadashaqayn la leh xisbiga Isfeeriyademokraadka(SD) oo taariikh ahaan ku suntan naasiga-cusub. Waxay ku wada shaqeeyaan heshiiska Tidö.

Heshiiska Tidö Waa cunsuri waxaanu ku tilmaamaa dadka asal ahaan ka soo jeeda dalalka debedda in ay yihiin dhibaatada ugu weyn ee Iswiidhan haysata. Vänsterpartiet (Xisbiga-bidixdu) wuu ka soo horjeedaa heshiiska Tidö cadaawadda iyo cusuriyada uu u qabo muhaajiriinta.

Skapa din hemsida gratis! Denna hemsidan är skapad via Webnode. Skapa din egna gratis hemsida idag! Kom igång